Official Warning Notice Before Action
Somali Unity Shield issues official warning notices regarding online harassment, cyberbullying, blackmail, hate speech, livestream abuse, privacy violations, exploitation, and unauthorized posting of private individuals, families, or children.
This warning document is issued before escalation, reporting procedures, platform enforcement actions, or additional legal/community safety measures are initiated.
Individuals receiving this notice are expected to immediately remove harmful content, stop abusive behavior, and comply with digital safety and community protection standards.
Download the official warning notice below
OGEYSIIS DIGNIIN RASMI AH KA HOR TALLAABO SHARCI AH
Somali Unity Shield waxay bixisaa digniino rasmi ah oo la xiriira dhibaataynta online-ka, cyberbullying, blackmail, hadallada naceybka, xadgudubyada livestream-yada, jebinta sirta gaarka ah, ka faa’iidaysiga dadka nugul, iyo faafinta sawirrada ama xogta gaarka ah ee qoysaska, carruurta, ama shakhsiyaadka iyadoon fasax laga haysan.
Dukumeentigan digniinta ah waxaa la bixiyaa ka hor inta aan la guda gelin tallaabooyin dheeraad ah sida warbixinno rasmi ah, cabashooyin loo gudbiyo baraha bulshada, tallaabooyin amni, ama tallaabooyin sharci iyo ilaalin bulsho.
Qof kasta oo hesha digniintan waxaa laga doonayaa inuu si degdeg ah uga saaro waxyaabaha waxyeellada leh, joojiyo xadgudubyada online-ka, islamarkaana u hoggaansamo badbaadada dijitaalka ah iyo ilaalinta bulshada.
AaHoos ka download garee digniinta rasmiga ah.